Uncategorized

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho Heer Sare ah ku tagay Jaamacada Zamzam ee culuumta sayniska iyo Tiknooligiyadda

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1/10/2023, Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho ku tahay Jaamacada Zamzam University of Science and Technology waxaana soo dhaweyn aad u heer sareysa inoo sameeyay Maamulka Jaamacada Zamzam oo uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Dr. Maxamuud Maxamed Xarbi . Soo dhaweynta kadib, waxaan booqanay qeybo kamid ah mashaariicada cilmibaarista ee ka dhex […]

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho Heer Sare ah ku tagay Jaamacada Zamzam ee culuumta sayniska iyo Tiknooligiyadda Read More »

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada Imam Shafi’i University

Jaamacada Imam Shafi’i University oo kamid ah Jaamacadaha xubnaha ka ah Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed. Waxaa soodhaweyn aad u sareysa inoo sameeyay Maamulka Jaamacada oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jaamacada Dr. Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil. Ujeedada booqashada waxa ay eheed qiimeynta habsami u socodka howlaha waxbarasho ee ka socda Jaamacada iyo ka qeebqaadashada soo dhaweynta ardayda cusub ee

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada Imam Shafi’i University Read More »

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada HIMILO UNIVERSITY

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada HIMILO UNIVERSITY. Waxaana wafdiga soo dhaweyn qiimaha badan u sameeyay Gudoonka Sare ee Jaamacada oo uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Jaaamacada Dr. Cabdikariim Aadam Xuseen. Soo dhaweynta kadib, Gudoomiyaha Jaamacada ayaa warbixin faahfaahsan oo ku saabsan howlaha Jaamacada la wadaagay Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed. Gabagabadii Kulanka, Agaasimaha

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada HIMILO UNIVERSITY Read More »

Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo Booqasho ku Tagtay Jaamacada Muqdisho

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho mudo laba maalin qaadatay ku tagay Jaamacada Mogadishu University جامعة مقديشو oo xubin firfircoon ka ah Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed. Madax Sare oo uu hogaaminayay Gudoomiye kuxigeenka Jaamacada ee dhanka Waxbarashada Dr. Cali Daahir Cali Maxamed ayaa si heer sare ah usoo dhaweeyay wafdigii ka socday Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed warbixin

Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo Booqasho ku Tagtay Jaamacada Muqdisho Read More »

Scroll to Top